#ILa_Qosol
****
Asagoo surwaal jeexjeexan sita (Xiran) ayuu odayga gabadha dhalay la kulmay markaasuu ku yiri: Adeer waxaan doonayey inaan kaa soo doonto gabadhaada. waxaan ka doorbiday inaan ku kala kulmo oo aan isbarano, wax aan isla meel dhigno, heshiino ka hor inta aan odayaasha wakiilka iga ah kuu soo dirin.
Odayga oo aad u la yaaban surwaalka wiilka uu xiran yahay una fahmey in ay daruuf adag heysato ayuu yiri:
" Maandhoow waxa aad inanteyda ku soo doonaneysid orod oo ku aradbax adigaaba surwaalka tolon la e"
Monday, August 20, 2018
Subscribe to:
Comments (Atom)
Waxaan diyaar u ahay inaa mar waliba kufaaido fadlan subscrib isaar mahadsanid
Postiyada aan qoray waqtiyadooda
-
Asc waxaa noo bilaawday course oo lagu baranaayo computer Operator marka aan kafaa ideesano coursadaan yaalagaa hormarin waana lacag la aa...
-
Liibaan abdi cigaal (Faraxsane) Barta Aqriska iyo fahanka Once upon a time there were three men. One of them was very handsome,...
-
Abwaan: Liibaan ( Faraxsane) Gabaygaan waa gabay Schoolka Tayo Aan uqaaday markii iskuulka dib loo furay Darjaale Wiilkii Moddo ...
-
Sidee Ardaygu Ugu Diyaar Garoobi Karaa Uguna Guulaysan Karaa Imtixaannada? Imtixaan waa imtixaan haddii xataa lagu waydiinayo magacagaa...
-
Liibaan abdi cigaal (Faraxsane) Barta Aqriska iyo fahanka ...
-
#ILa_Qosol **** Asagoo surwaal jeexjeexan sita (Xiran) ayuu odayga gabadha dhalay la kulmay markaasuu ku yiri: Adeer waxaan doonayey inaan...
