Liibaan abdi cigaal (Faraxsane)
Barta Aqriska iyo fahanka
First the handsome man came to idil and said to her. "See my good looks? I would like you to became the mother of my children. If you marry me, you will give birth to, very handsome children."
Then the second man said. "Daughter of my aunt. Look at my wealth. I would like you to share your life with me. If you marry me. You and your children will have a pleasant life."
Finally, the third man, "I woul like you to become my wife. I am neither handsome nor wealthy, but I am an intelligent and capable person."
After she heard what each one said, it was difficult for her to differentiate among them because each one had praised himself . She asked herself . "I am confused. I don't know whom among these men should I marry. I need to talk to my mother and see what she thinks about them."
She went to her mother and shared the matter of the three men with her. Asking for advice she said, "Mother, each of the three men would like to marry me and I do not know which one to choose. My beloved mother, let me tell you about them. One of them is intelligent and capable, the second one is handsome and the third one is rich. So, mother, please, tell me which one should I choose?" I have been thinking about them, mother, I like the rich man for his wealth and the handsome man for his fine looks. The advice of an intellectual is necessary, so I like him as well. Pleas tell me mother , which one of these men do you recommend?
The mother said,"Yes, I see your dilemma. If this is the case. then listen to my opinion. First and foremost, do not marry the handsome man because as he becomes older, his fine looks will disappear. The same thing fore the rich man as one day he can lose his wealth and become poor. I do not recommend you to marry him either.
"Now listen to me, daughter," continued the mother, take my advice, marry the intellectual and capable man because people will ask him for advice and counseling, he will be asked to settle disagreements and he will be elected to become a chief to lead and judge people.
Do not hesitate to go for that man, marry him, for this man will help you best. You will see the consequences of my advice later. Now, go to the men and tell them that you will marry the intellectual man.
The girl invited the three men, apologized to the two men, and told them that she had decided to marry the intellectual. Following her mother's advice, she married the intellectual and talented man and everything turned out just as her mother had predicted.
What do we learn from this story? Wealth can run out, good looks can disappear but knowledge and capability will stat with a person for a lifetime.
Turjumaan luqada Englishka:-
Maalin maalmaha ka mid ah waxaa jiri jiray saddex nin.
Sadaxdanin
:-Midkood wuxuu ahaa nin qurux badan oo ilaahey qurux siiyay,
Ninka labaad wuxuu ahaa nin hodan ah oo ilaahey maal siiyay
Ninka seddexaad wuxuu ahaa mid isku kalsoon oo karti leh.
Mid kasta oo ka mid ah sedex nin waxee rabeen inee guursadaan gabar qurux badan oo joogtay tuulada oo la dhahaayay gabadha Idil. Idil wee ku faraxday in sedex nin ay rabaan in ee ka dhigtaan naagtooda oo ushukaansi tagaan.
sidaas darteedna waxee idil la timid shuruudo xulasho ah oo ee rabto inee ku doorato midka ee guursan laheed oo nolol lawadaagilaheed.
Waxay go’aansatay inay nin kasta siiso ballan gooni ah oo ay kaga wada hadlaan guurka.
Marka hore waxeee balamisay ninka quruxda badan.
waxaa u imaaday ninkii qurux badan, waxuune dhahay Idil . "Fiiri quruxdeeda fiican? Waxaan jeclaan lahaa inaad noqoto ilmaheena hooyadood.
Haddaad i guursatid, waxaad dhalaysaa carruur aad u qurux badan." Sideeda oo kale ah. Kadib wuu katagay.
Hadane waxee waqti siisay ninka labaad.
Hadane waxaa u imaaday ninkii hodantinimada ilaahey siiyay
waxuune dhahay.
"Gabadha eedadeeda dhashaay Bal fiiri Maalkeega AMA dhaqaalaheega Waxaan jeclaan lahaa inaad nolosha ila qaybsatid. Haddaad i guursatid. Adiga iyo carruurtaada waxaad ku noolaan doontaan nolol farxad leh." Wuuna iska baxay.
Ugu dambayntiina waxee waqti siisay ninkii udanbeeyay,
Waxaa u imaaday ninka seddexaad, waxuune dhahay
"Waan kuu jeclahay waxaana rabaa inaad naagtay noqoto;
Anigu ma ihi qof qurux badan ama taajir ah, laakiin waxaan ahay qof caqli badan oo karti leh." Wuuna iska baxay.
Kadib markay maqashay waxa midkasta dhahaayo, way ku adkaatay iyada inay kala soocado dhexdooda maxaa yeelay mid walbaa wuu amaanay naftiisa. Waxee dhahday "Waan wareersanahay.
Ma aqaano raggaan ragga aan guursanayo ama ka dooranaayo,
Waxaan u baahanahay inaa la tashto hooyaday oo aan arko waxa ay igula taliso."
Waxay u tagtay hooyadeed waxayna la wadaagtay sheekadii dhaxmaray sadaxda nin. Waxeena ku dhahday, "hooyo, mid kasta oo sedexda nin ayaa rabo inuu i guursado mana garanayo midka aan dooranayo, hooyaday macaan, aan kuu sheego nimanka waxee kala yihiin.
Midkood waa nin Alle siiyay caqli iyo karti, kan labaad. Waa nin qurux ilaahey siiyay , midka saddexaadna waa nin hodan ah oo hanti Alle siiyay.
Marka, hooyo, fadlan ii sheeg midka aan dooranayo hooyo adiga ayaaa idhalay oo wax badan iga taqaano xulashada nimanka ayeesii raacisay gabadha?
Maalmahaan oo dhan ayaan ka fikiray iyaga,
hooyo waana kuwareeray,
Marbaa waxaan isdhahaa ma guursataaa ninka taajirka ah maalkiisa maku guursataa,
Hooyo hadane waxaan ka fikiray inaa guursado ninka qurxoon sababtoo ah muuqaalkiisa oo wanaagsan aawgiis
Hooyo hadane waan kufikiray ninka sadaxaad inaa guursado sababtoo ah
Talada qof caqli lihi waa lama huraan, sidaa darteed waan jeclahay oo inaa guursado ayaan ku fikiray.
Please hooyo waxaaan rabaa , Niman kan inaad igula taliso midka aan ka guursanayo? Ayee dhahday gabadha.
Hooyadu waxay tidhi: "Haa, waxaan arkaa dhibaatadaada iyo inaad ka fikireeso ninka aad ka dooran laheed.
Hadday sidaas tahay markaa idhagayso ra'yigayga hooyo ayee dhahday hooyadii.
Marka ugu horreysa, ha guursan ninka quruxda badan maxaa yeelay markii uu weynaado, muuqaalkiisu qurxoon ayaa la waanayaa. Sidaas darteed ha guursan hooyo.
Qofka labaad Ninkii taajirka ah ha guursan waayo halmaalin ayee ka baabi karaan maalkiisa uu hada ku faanaayo Oo sabool buu noqon karaa hooyo.
"Haddaba, gabadhayda i dhegayso," ayay hooyadii ku dhahday ayadoo hadalkeedii sii wadato ayee dhahday,
taladaydii qaado ayee dhahday,
guurso ninka caqliga iyo kartida leh maxaa yeelay dadku waxay waydiin doonaan talo iyo latalin, waxaa la weydiin doonaa inuu khilaafaadka dadka inuu xaliyo waxaana loo dooran doonaa inuu madax u noqdo dadka waayo waanin aqoon ilaahey siiyay oo uu
hogaamiyo hadane xukumo dadka.
Ha ka waaban inaad ninkaas u tagto, oo guursato, waayo, ninkan sida ugu wanaagsan ayuu kuu caawin doonaa. Waxaad arki doontaa cawaaqibta ka dhalato taladayda ka dib ayee dhahday hooyadii.
Haddaba u tag ragga oo u sheeg inaad guursan doontid ninka aqoonta leh oo kartida badan uu Alle siiyay.
Gabadhu waxay casuumtay sedexda nin, raali gelin ayey ka siisay labada nin kale, waxayna u sheegtay inay go aansatay inay guursato ninka aqoonta badan iyo kartida leh. Iyadoo raacaysa taladii hooyadeed, waxay guursatay ninka aqoonta iyo karti leh wax walbana way soo noqdeen sidii hooyadeed saadaalisay.
Hadaba Maxaan ka baranay sheekadan? Maalku wuu dhammaan doonaa, muuqaal wanaagsane sidoo kale wuu baaba'aa laakiin aqoonta iyo kartida ayaa qofka la cimri noqon doona cimrigiisa oo dhan.
Hadaba aqristood adiga ahaan maxaaa ka baratay sheekadaan
Comments ga hoose kusoo qor waxii aad kabaratay sheekadaan
Mahadsanid. Waligaa kuxirnaaw bartaan
Waxaan soo galinaa sheekooyin talooyin iyo wax waliba oo uu bahanyahay qofka bini aadam ka ah.
Mahadsanid lasoco qeebta labaad:-
